Top posts

6/recent/ticker-posts

"Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar Oo sheegay".

 Madaxweynaha Dawlad Deeganka Somalida





 

Ethiopia Mustafe Muxumed Cumar Oo ka sheekeeyey xaalada amni iyo ta waxqabadka ay ka qabteen dawlad deeganka somaalida mududii xilka Hayaan ee  7 sano ku dhaw dhaw wuxa uu si qodobaysan uu uga hadlay wax-qabadyadii ay qabteen   oo ay ugu horayso ka shaqaynta amniga iyo in ay soo kordhiyeen kor u qaadista qawlka iyo sidoo kale wuxu madaxweynuhu faahfaahiyey sababihi ka dambeeyey khilaafaadka soo noqnoqonayey mudooyinkii u dambeeyey ee u dhaxeeyay Ururka OLNF iyo arinta ah in la xiray xafiisyadii ay ururkasi ku lahaayen magalada  jigjiga wuxu madax weynuhu sheegay in aanay haba yaraatee aan waxba ka jirin xafiisyada laga xiray ururkasi waxa uu in ururkaasi  ay soo buuxiyey shuruudihi ururnimo ee loga baahnaa ururkuna uu yahay urur ku dhaqma sharciga dalka uyaala sidaas darteed ay gudiga doorashooyin kala noqdeen gudoomiye cabdiraxman mahdi xilkii halkasna ay ku go'aamiyeen in ku xigeenkiisu sii wado kadib markii ururku uu shirqabsaday shuruudihiina ay soo buuxiyeen sidas darteedna uu amarku lagu xirikaro xafiis ama lagu furin karo uu ka go'  Gudoomiyaha  ku meelgaadhka ee hada la aqoonsanyahay uu  yahay cabdikariim sh.muuse (qalbi dhagax) hada wax xafiis ah oo la xirayna aanu jirin.Sidoo kale madax-weynuhu hadlay dadkii loo xiray commentiga ay bixiyeen darteed Wuxu bayaamiyey xarigaasi in aaanay marna ahayn mid xad-gudubku jiro ee ay tahay in sharciga markasta loo hogaamsamo, nidaamka iyo caddaaladuna ay tahay in la dhiiri galiyo. Sidookle wuxu madaxweynuhu ka hadlay shaqaaqoyinki ka socday deegaanka dacawalay Isaga oo sheegay in aan wax qofka shabac ahi ku waxyeelobin  dagaaladii halkas ka socday ee ay ahanyen dadka meesha ku dhintay dablay ama koox ka tirsanayd budhcadka ka dawlad deegan ahana aya ka qayb qateen ilaalinta nabada iyo wada noolanshaha shacabka, sidoo kale madaxweynuhu wuxu ka hadlay soo daynta madaxweynihii hore dawlad deeganka somalida wuxuna sheegay in aanay wax lug ah ku lahayn soo dayntiisa madax weynaha.......



Waraysiga oo faahfaahsan hoos halkan ka daawo 👇







Post a Comment

0 Comments